01
Maamul-wanaag iyo Hufnaan
Xoojinta isla xisaabtanka, daahfurnaanta iyo ka-qaybgalka xubnaha ee go'aanada PUNSAA.
Meelaha ugu muhiimsan ee hoggaanka cusub diiradda saari doono.
Xoojinta isla xisaabtanka, daahfurnaanta iyo ka-qaybgalka xubnaha ee go'aanada PUNSAA.
Bixinta taageero, tababbarro iyo fursado kor loogu qaadayo awoodda ururrada xubnaha ka ah.
Dhisidda ilo dhaqaale oo waara si loo yareeyo ku-tiirsanaanta mashaariicda deeq-bixiyeyaasha.
Xoojinta doorka haweenka, dhallinyarada, dadka naafada ah iyo ururrada gobollada.
Ilaalinta xorriyadda hadalka, isu-imaatinka iyo ururaysiga.
Hubinta in bulshada rayidku door muuqda ku yeelato siyaasadaha, sharciyada iyo qorshayaasha horumarineed.